Riyada xajka anoo joogo oo kabahayga helay

Riyada xajka anoo joogo oo kabahayga helay

Riyada:

Sc sheekh waxaan ku riyooday anigoo jooga xajka ayaa waxaan ku soo tukaday masaajid markaan soo baxay waxaan arkay dadkii oo raadinaya kabo ay xidhnaayeen ani kabihii aan xidhnaa markiiba waan helay kabadh ayay ku jireen kabo dhaadheer ayay ahaayeen waxa yimi gaadhi wayn oo kabihii la raadinayay isagaba keenay 3 nin ayay habaynaya kabihii la keenay
Waan ka imi waxaan tagay barxad banaan oo geeri ka dhacday gabar guri ku dul dhimatay ana aan leeyahay waxaan u gaynayaa cunto sadaqo ah xabaasheedi ha la i geeyo oo la iidiiday in lay kaxeeyo dawlada ku qabsanaysa ama walalka kaxayso oo leeyahay ma kala garanayo wadooyinka walaalkay

Riyada xajka anoo joogo oo kabahayga helay
Riyada xajka anoo joogo oo kabahayga helay

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa guur, waxaad guursan doontaa ninka aad raadinaysay ama aad rabtay inaad hesho.

Riyada waxaa kaloo ay wadataa arrimo aad ka fikiri doonto oo walwal kuu keenaya.

 

Riyada kabaha halkan ka daawo

 

Dreaming describes marriage, you will marry the man you were looking for or wanted to find.

Dreams also have things you will think about that will cause you anxiety.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More