Riyada xaaskaygoo uur leh oo umushay

Su’aasha:

ASC ALLAH MAHADLEH
WAAD MAHADSAN TIHIIN ALLAH MACAK

WAXAAN KU RIYOODAY XAASKAYGOO UURLEH IYADOO UMUSHAY OON XAAFADA UGU IMID
OO AAN SOO GALAY GURIGA OON KURSI KU FADHIISTAY GABADH AAN FILAYO IN AY AHAYD XAASKAYGA WALASHEED AY UGU DHAGDHAGTAY OON IS DHUNKANAY
ANOO AAD U FARAXSAN
ALLAH MAHADLEH.

Riyada xaaskaygoo uur leh oo umushay
Riyada xaaskaygoo uur leh oo umushay

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa farxad inaad heli doonto wixii murugo ahna ay kaa hari doonaan, waxa aad sugayso si wanaagsan inay ku imaan doonaan, riyada waa riyo fiican

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More