Riyada xaaskayga oo la doodaysa nin odey ah

Su’aasha:

Asc wllo

asc wllo Xalay waxan ku riiyooday  Xaaskeyga aan hadda qabo oo nin odey ah uu furay ayna murmayaan anigana aan goobta fadhiya anoo dhahaya xaaska anaa qaba.

Riyada xaaskayga oo la doodaysa nin odey ah
Riyada xaaskayga oo la doodaysa nin odey ah

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa xalaad lasoo guboonaan karta shaqada aad hayso xaaska mararka qaar waxaa lagu fasiraa shaqada iyo mustaqbalka qofka, waxaa laga yaabaa qof inuu jiro oo tartan kula jiro oo rabo inuu booska aad taagan tahay helo ama qaato sida laga fahmayo riyada, laakin qofkaas adaa ka awood badan ma kari karo inaan baaska kaala wareego.

si kaste ma aha riyo halis ah waxay noqon kartaa digniin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More