Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo

Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo

Riyada:

Waxan ku riyoday anigo isku xaray walibo shuban jalo ah ika Fakaday suliga ku jiro markan gacanta ku masaxay cajarka waba shuban jalo ah sa.id ika socda xoga kadibna sariirdan imade hoyan u shegaya o an dhahaya shuban an I qabdo ani jifa dardiban u kacay o sarwalkeyga ba shuban wada noqday

Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo
Riyada xaarka ama shubanka gabar ka fakanaayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa jirro ama sixir, waxaa kaloo ay tilmaami kartaa sumcad xumo
Waxaa lagaaga digayaa arrimo aan kuu wanaagsanayn inaad samayso, oo sharafta iyo sumacadda kaa hallowdo.

Riyada xaarka ama saxarada ama shubanka halkan ka daawo

 

The dream describes illness or magic, it can also describe a bad reputation
You are warned of things which are not good for you to do, and to lose your honor and reputation.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More