Site icon Daruur درور

Riyada wiilka yar quruxda badan

Riyada wiilka yar quruxda badan

Riyada:

Waxan ku riyode anigu wiil yar qurux badan heysto aniga dhalay oo niyada iska dhaayo

gawarna gorma dhalaysa wil aba heysada wilkane aba dhashay lkn gwr heysta garob ahay

Riyada wiilka yar quruxda badan
Riyada wiilka yar quruxda badan

Fasirka:

Waxaad helaysaa qof ku caawiyo oo garabkaaga taagan

Riyada waxay tilmaamaysaa mustqbal wanaagsan

Waxayna u badan tahay mal labaad inaad guursan doonto

Laakin guurka cusub ma noqonayo midkii hore oo kale

 

Riyada caruurta yaryar halkan ka daawo

 

You get someone to help you stand by your side

Dreaming describes a better future

It is likely that you will get married.

But a new marriage will not be the same as the first one

Exit mobile version