Riyada wiil qaawan gabar iiga digayo

Riyada wiil qaawan gabar iiga digayo

Riyada:

Musqula ku jiray Wan qabeysanayay wiil hada ka hor oo aan is rabnay Aya musqusha bananked jogay wiilkas hawaryarteya dhashay dhar dhan ma wadan musqushana albaab ma lahayn marka arkay wa naxay intuu qoslay baa wuxu igu yiri heblayo iska ilali weyna ku shekes1 weyna ka shekesa riyada gabar tas aqoon ficana u laha hdane markale waxa ano wiil la socdo meel bero ehna aa wada joogno waqtigana wuxu ha maqariibtii ka Dib wiilka waxa ku dhahay meshan Naga keen anina cunug walashey dhashayna waa waday wiilka wuxu igu dhahay ha cabsanin dhaman waxa walbo meshan jogo ano hdiline I fahmayan anago SAS u wda hdleyno ciyal badan aa mesha imadeen lkn ani wxa walwal igu hya riyada wiilkas kale ee musqusha xita Malik iyado ay thay oo cirku dhan madow aha😥

Riyada wiil qaawan gabar iiga digayo
Riyada wiil qaawan gabar iiga digayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrin aad kala kulmi doonto wiilkaas ama wiil kale oo aad garanayso

Arrintaasna waa wax laga xishoodo, waxaa dhici karto in lagaaga digayo nin xumaan rabo.

Gabadhaas lagaaga digayo waxay u badan tahay inay tahay naag adiga iyo ninkaas idin garanayso oo idinka dhax shaqayso

Ninkaas musqusha ku dhex qaawan waa astaan tilmaamayso xumaan lagaaga digayo.

Riyada qofka qaawan halkan ka daawo

The dream describes something you will face with that boy or other boy you know

This is a shameful thing, you may be warned of a man who wants evil.

That girl who is being warned about you is probably a woman who knows you and that man who works between you

That man naked in the bathroom is a sign of evil that warns you of evil.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More