Site icon Daruur درور

Riyada wiil labo sano jir ah oo igu kaadinayo

Su’aasah:

Asc waxan ku riiyooday wiil aan dhalay oo laba sano jira asaga ok dhabtayda saaran igu kaadinaya maxay noqon karta riyada kadiida caruurta.

Riyada wiil labo sano jir ah oo igu kaadinayo
Riyada wiil labo sano jir ah oo igu kaadinayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaammysaa inaad heli doonto arsaaq iyo nolol fiican iyo farxad, waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa ilmahaas inuu dhali doono mustaqbalka farac badan, guud ahaan riyada kaadida ilmaha waa riyo fiican oo macne wanaagsan tusinaysa.

Exit mobile version