Riyada weerarka dibiga iyo eeyaha
Riyada:
Waxn ku riyoday dibi igu soo ordayo kdb geesaha ka qabsana marka kdb melu igu tuura waaxa igu soo ordayo eyo badan oo igu qelinayo ey madow iyo ey gadudan adee igu qelinayan.

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa in dhibaato ay kusoo gaari doonto dhibaatadaasna waxaa sabab u noqonaya dad cadow ah oo dhib kula maagan waliba waa khasaaro oo aad ku khasaari doontid arrin sida riyada ka muuqata.
Dreaming indicates that you will suffer and that the problem will be caused by enemies who are suffering with you. It is also a loss and you will lose something as the dream shows.