Site icon Daruur درور

Riyada wax la xisaabinayo iyo nambarada 21 iyo 26

Su’aasha:

asc wll waxad ifasirtan riyadan waxn ku riyodey aabahay oo wax tirinayo kadib wu igu dhahay waxay ku beegantey bey dhehan 26 juun kadib aniguba wax saacad u eeg oo weyn oo basaliya ayan dultagna waxn ku lsha halkasu ku beeganyey kadib sacada ku beegay kadib hadan igu idhi wa 21 kadib wan ku begay maxay noqon kartaaa wll.

Riyada wax la xisaabinayo iyo nambarada 21 iyo 26
Riyada wax la xisaabinayo iyo nambarada 21 iyo 26

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inay idin soo socoto dhacdo muhim ah dhacdadaas waxay noqon kartaa isbadal xiriir la leh nambarada aad aragtay nambarka 21 wuxuu tilmaamayaa isbadal fiican inuu bilaabanayo iyo nasiib wanaagsan, nambarka 26 wuxuu tilmaamayaa inay daruuri tahay in lagu xirnaado dhaqanka diinta.

Riyada waa riyo kusaabsan xaalka reerka siiba adiga wixii kula soo gudboonaanaya oo aabbahaaga xiriir la leh.

Exit mobile version