Riyada warqada dhaxalka hooyaday
Riyada:
Waxan ku riyooday hooyadey oo Dhulka fadhida meelaha fiirfiirineyso marka la dhahay maxa kugu dhacay waxay dhaheysa warqadan haddey dhunto ama lunto wa dhibato wa warqada dhaxalkeyga iyada ayaa iga maqan haddan wayana ilmaheyga ayaa baahi dileysa warqadana dhaxalka 10 boos melahas baa ku xusan iisoo fasir sheekh
Fasirka:
Riyada waxay wadataa digniin oo ah in aad ilaalsataan hantidiina.
Waxaana laga yaabaa guri ama dhul inay tahay hantidaas
Marka iska jira dadka tuugada ah oo sameysta warqadaha beenta ah
Riyada dhumitaanka albaabta ama lacagta iwm halkan ka daawo
The dream carries a warning that you should protect your property.
A house or land may be that property
When avoid thieves making false letters