Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA
Riyada war adiga kugu saabsan oo aad ka maqlayso TVGA
Riyada:
ALLAH MAHADLEH
ASC WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN
ALLAH MACAK
WAXAN AHAY DHAKHTAR WAXAAN KU RIYOODAY DAAWOOYINKA AAN SAMEEYO OO WADANKOO DHAN GAADHAY AAN JOOGO OO WAXTARKEEDA AAD LOOGU FARXAY NOQDAYNA DAWOYIN CAAFIMAD ILAAHAY GALIAY
IYADOO WARBAAHINTA AAD LOOGA SIIDAAYAY
WAXTARKEEDANA LAHADAL HAYO ANA WAAN MAQLAYAY OO TVGA AYAAN KA DAAWADAY
AADBAN UGU FARXAY
ALLAH MAHADLEH

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa shaqadaada inaad ka keeni doontid guul iyo hormar sidoo kale inaad magac heli doonto,
riyada waxay u eg tahay riyooyin badan aan kuu soo fasiray waana riyo fiican.
Riyada dhambaalka ama warka halkan ka daawo
The dream indicates that your work will bring you success and progress, as well as that you will gain a reputation.
The dream is similar to many dreams that I have interpreted for you, and it is a good dream.