Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah

Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah

Riyada:

Sheikn waxan ahy marwo wali waxdhalin xalay waxan kuriyoday walaashay iga yar oo mardhow aqal gashay oo cunug wecel ah haysato bal iifasir riyadas shikh blz

Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah
Riyada walaashayda oo dhalayso ilmo wecel ah

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa arrimo dood keeni kara iyada iyo  ninkeeda kusaabsan

Waxaa laga rabaa inay is ilaaliso, waxaa dhici karto in been laga sheego.

Waliba waxay la kulmi kartaa arrin sharafteeda dhaawacayso.

 

Riyada dhalmada halkan ka daawo

 

The dream indicates issues that could cause arguments between her and her husband.

She needs to be careful, she may be lied to.

She may also encounter something that will hurt her honor.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More