Riyada walaasha oo meel biyo ka dhaaminaysa

Su’aasha:

Asc waxan ku riyooday gabar ila dhalatay labajeer hal habeen waxan ugu imid meel ciid gaduud ah ayadoo biya ka dhaaminaysa waxan meeshii ka helay dhagax qurux badan markaas ayaan iri bilihii fasaxa waxaan macdan karaadinayay buura Afghanistan markaas ayan kacay masana seexday waxan arkay markale ayadoo fadhisa goor galab ah meel xeeb camal ah biyuhuna way fadhiyaan dad ayaa ku dubaalanayay markaas ayan iri dhar ii qabta wan dubaalanayaaye waana bixi rabaaye barri waa sabti oo cashar ayaan leeyahaye
Mahadsanidiin.

Riyada walaasha oo meel biyo ka dhaaminaysa
Riyada walaasha oo meel biyo ka dhaaminaysa

Jawaabta:

Riyada waa riyo fiican oo tilmaamaysa nolol barwaaqo ah iyo safar fiican mustaqbalka aad gali doonto inshaa Allaah waa riyo bishaaro ah, biyaha qaabka aad u aragtay labada jeerba waa nolol fiican iyo barwaaqo.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More