Riyada walaasha dhimanayso marka madaxa laga dhuftay kaddib
Riyada walaasha dhimanayso marka madaxa laga dhuftay kaddib
Riyada:
Sc sheekh wxn ku riyooday walashey oo dhimatay aniga iyo wlshy ha guriga habryarteen oo noo dhaw caano u doonay kadibna guriga habryarteen kale oo kusii xiga ayaan wax u doonay gabadh aan habrwadg nahay uun ba wax madaxa kaga dhuftay wlshy dhiig ba kasoo yaacey wxn laha wey dhimatay lkn wey sii hadlaysey oo gabadhi magaceeda ayay kusii hadlaysey ha qabsanina ay lahayd
Hooyo ayaa aroorta safar ahayd mrka habeen ayay ahayd mrkay wxani dhacayeen
Inay geeri dhacdey ba lama moodayn wey iska qoslayeen in yar kadib hooyo guryaha habaryaro timaadey inanti aan walalaha ahayn ee aan laha wey dhimatay weyba la socotay oo mxa kugu dhacey bay igu lahayd oo an ku lahaa hebla wey dhimatay dadka dhan keligay ba ooyay oo ay geeri ka muuqatay
Ta kale kasii daran ayaa ah habeenki ay dhaceen waxani habeenki ka horeeyay ayaan kusii riyooday walalhy qof ka mid ah inuu uu dhimnayo
aniga iyo gabadh walashay ahi waxaan nahay gabdho

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa dagaal iyo dood oo xagga qaraabada la xiriira.
Waxaa dhici karto dad ka mid ah familka inaad isku dhacdaan oo cadaawad idinka dhex abuuranto.
Riyada guud ahaan waa digniin laguu digayo.
Riyooyinka astaanta u ah dhimashada halkan ka daawo
The dream indicates a fight and argument related to relatives.
It is possible that you will have a conflict with some family members and enmity will arise between you.
The dream is generally a warning to you.