Site icon Daruur درور

Riyada walaalkeyga dhintay igu soo noqnoqota

Su’aasha:

Rali galin waan idiinku
Soo noqdy
Waxaa jira wiil walalkey
Ah ay cideenu isku dhaceen
Micnaha abbe iyo hooyo
Waxey iskugu dhaceen ka har
Ururada jihaadiyiinta iyo maka
Harayo waana uu ku biiry
Wuxuu dhihi jiry aniga miriqdeyda lagu diimayaa micnaha (waa ley weynayaa)
Ugu danbeyn nala soo wacy waxaa
NOLA shegy inuu shahiiday ama uu dhinty mana nala sheegin cadeymihii
Dhimashada tacsidii waan dhigny
Marka haven kasta riyoo iigu imanayaa aniga kali maahi
Xitaa walalhy waxaa ku riyoody asagoo imaanayo.

Riyada walaalkeyga dhintay igu soo noqnoqota
Riyada walaalkeyga dhintay igu soo noqnoqota

Jawaabta:

Riyada waxaa dhici karta inuu keenayo fikirka aad ka fikiraysaan, wayna dhici kartaa inuu nool yahay oo uusan dhimanin oo war laga heli doono, maadaama aan caddeyn loo helin dhimashadiisa.

Exit mobile version