Site icon Daruur درور

Riyada walaalkay oo naag madow ah naaskeeda caano ka cabayo

Su’aasha:

Walaalkay oo xaas leh aya wuxu ku riyooday asigo naag madow ah naskeeda caana ka cabaayo hadii o San cabin caanahaas u dhimanaayo.

Riyada walaalkay oo naag madow ah naaskeeda caano ka cabayo
Riyada walaalkay oo naag madow ah naaskeeda caano ka cabayo

Jawaabta:

Riyada ma fiicna wax xun ayay tilmaamaysaa, caanaha uu nuugayo naaska haweeneyda madow waxay riyadaas sheegaysaa jirro iyo murug iyo rafaad, waxaa kaloo lagu fasiraa in lacag la’aan ay qabsanayso, guud ahaan riyadaas ma fiicna waa riyo xun Ilaahay sharteeda haka badbaadiyo.

 

YouTube video player

Exit mobile version