Riyada walaalkay isagoo naxsan iyo wax dhar cad xiran
Riyada:
Asc sheikh
Goorta riyada habeen
Waxan ku riyoday anigo hurda walaalkay ayaa iso galay isago naxsan markasu igu yidhi waa maxay waxani wax dhar cad xidhan ayuu ahaa wajigisa lama arkayn marku ila hadlay hadalku wuu iga so bixi wayey naqaska igu dhagsana waxoga kadib ayaan so kacay dhinici waxa dharka cad taagna ayaan u dhaqaaqay marksman ku celceliyay Bismillah iyo laxawla wala quwa ila bilaah markaasan wixi wayey markasu wllky yidhi anigu maba xasuusan markaasan riyada ka kacay

Fasirka:
Riyada waa riyo cabsi leh shaydaanka ayaana sabab u ah.
riyada noocan oo kale waxay u baahan tahay inaad akhrisato xuska Alle
inshaa Allaah sharteeda Ilaahay ayaa kaa badbaadinayso
Riyada shaydaanka halkan ka daawo
The dream is a terrible dream and the devil is the cause.
Such a dream requires you to read the remembrance of Allah
In the hope of Allah, Allah will save you from the condition of Allah.