Riyada wadan kale in loo dhoofo
Su’aasha:
asc walaal waxaan ku riyoodey aniga oo wadankale safarku ah oo dalki katagey hadane meeshi aan aadey aad ugu cabsanaya ciidamo iraadinayaan marki dambe ayan quf soomaali ah arkey oo aan usheegey kadib gurigiisa ayuu ugeeyey anigoo naxsan riyadaasi maxaa lagu fasirikaraa.
