Su’aasha:
ALLAH MAHADLEH
ASC ALLAH MACAK
WAAD KU MAHADSAN TIHIIN WAQTIGIINA QAALIGA AH EED NA SIISEEN
WAXAAN KU RIYOODAY ANOO QOF TUFAAX CUNAYO UU BADH ISIINAYO
KABACDI AAN SOO GALAY HUTEL CUNTOBWAXWALBA YAALAAN OO AY HAYSATO GABADH U QURUX BADAN OO AY CUNTO MACAAN ISIISAY IYADOO QOSLAYSA OO FARAXSAN
ALLAH MAHADLEH.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo raaxo aduun, gaar ahaan tufaaxa wuxuu tilmaama arsaaq waasac ah iyo caafimaad, riyada waa riyo bishaaro weyn xambaarsan, sidoo kale riyada tufaaxa waxay tilmaamaysaa inaad dadka taagta daran u gargaari doonto oo aad wax weyn u samayn doonto, taas waxay keenaysaa inaad noqoto qof firfircoon oo bulshada hogaaminaya.