Riyada talaalka cudurka karoonaha

Su’aasha:

Asc wllo waxan ku riiyooday anoo qadanaya talaalka ka hortaga Covid19 maxay noqon karta talaalkas niyada uguma jirin waligay kuma fikirin inaan qaato.

Riyada talaalka cudurka karoonaha
Riyada talaalka cudurka karoonaha

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inuu Alle ku badbaadin doono musiibadan.

Marka laga hadlo guud ahaan talaalka cudurka karoonaha shaki weyn ayaa ku jira, waxaa la sheegayaa inuusan ahayn talaal caadi ah oo loogu talaggalay cudurka karoonaha ee waxaa laga yaabaa inuu dadka jenoomka ka badalayo sidoo kale hadaf weyn baa laga leeyahay oo dhibaatooyin badan u keenaya dadka, si kaste ha ahaatee riyada waxaa laga fahmaa inaad amaan heli doonto adiga.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More