Riyada suuratul israa qofka markuu akhrinayo maxaa lagu fasiraa
Riyada:
Waxan ku riyoday Internetka oo naga dhamaaday asagoo ii shaqeynayo oo aan la hadlayo gabadha xiriirka naga dhexeyo oo aan isku dhacsaneyn baryahan anigo ayada la hadlayo sidokale akhrinayo aayada koowaad ee suuratu إسراء aayadas
سُبْحَانَ الَّذِي أَسْرَىٰ بِعَبْدِهِ لَيْلًا مِّنَ الْمَسْجِدِ الْحَرَامِ إِلَى الْمَسْجِدِ الْأَقْصَى الَّذِي بَارَكْنَا حَوْلَهُ لِنُرِيَهُ مِنْ آيَاتِنَا ۚ إِنَّهُ هُوَ السَّمِيعُ الْبَصِيرُ
anoo sida labo aayadood oo kale u kala akhrinayo ayaan ku riyooday
![Riyada suuratul israa qofka markuu akhrinayo maxaa lagu fasiraa Riyada suuratul israa qofka markuu akhrinayo maxaa lagu fasiraa](https://daruur.com/wp-content/uploads/Riyada-suuratul-israa-qofka-markuu-akhrinayo-maxaa-lagu-fasiraa-357x210.webp)
Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad heli doonto arrin aad ku farxi doonto
waxaadna ka guuleysanaysaa dadka ku dhibaya oo cadowga kugu ah, qalbigaagana wuu kuu qaboobayaa
Halkan ka daawo riyada akhrinta suuratu israa
The dream indicates that you will find something that will make you happy
You will overcome those who afflict you, who are your enemies, and your heart will be refreshed.