Riyada Suuratu cabasa qofkii arko
Riyada Suuratu cabasa qofkii arko
Riyada:
Asc waxaan ku riyooday anigoo suraha cabasa aqrinaayo

Fasirka:
Riyada waxay kaaga digaysaa dadka inaad yasto ama iinaad noqoto qof murugo ku jiro.
Haddaad tahay qof kibir iyo islaweyni dareemayo ama laga yaabo inuu ku dhaco iska ilaali taas
Riyada quraan akhriska halkan ka daawo
Dreams warn you to be sad and inferior to people or to be sad.
If you are a person who feels proud and proud or may fall
avoid that