Site icon Daruur درور

Riyada soorta oo la cunayo aan la laqaynin

Su’aasha:

Asc gudomiye: waxan Ku riyooday anigoo soor Ka cunayo dhulka laakin ma aanan laqanynin soorta

Riyada soorta oo la cunayo aan la laqaynin
Riyada soorta oo la cunayo aan la laqaynin

Jawaabta:

Waa lacag aad heli doonto oo laakin aan kugu dagaynin oo aadan wax ku qabsanaynin soorta waa arsaaq iyo nolol.

Waxaa laga yaabaa riyada inay tahay digniin lagaaga digayo lacag ama badeeco oo aan faa’ido kugu jirin.

Exit mobile version