Site icon Daruur درور

Riyada shinbir madow iyo Faraanti

Su’aasha:

Asc wllo waxan kamid ahay asxaabta ku xiran website si joogta ah.

Waxan arkay riyo aan fahmi wayay waxayna tahay Inan ku riiyoday Shimbir Madow oo Ku dhexjira farantii waxana doonayay inan farantiga kala baxo balse waan kala bixi wayay waxana shimbirta madow xariga ku xiratay naag oo dhahaysa yaa kala biixii kara.

Marka wllo Shmbirta madow uu farantii ku jiira maxay noqon karta

Riyada shinbir madow iyo Faraanti
Riyada shinbir madow iyo Faraanti

Jawaabta:

Riyadan waxay wadataa astaamaha soo socda:

1- Shinbir madow

2- Faraanti

3- Iyo haweeney

Riyadan waxay tilmaamaysaa in dhibaatooyin ay kula soo gudboonaanayaan guur dartii waxaana guurkaas lug lahaanaysa naag  iyo dhibaatooyinka kula soo gudoonaanayaan waxaan ku jira meesha waxyaalo sixir la xiriira.

Exit mobile version