Riyada shinbir madow iyo Faraanti
Riyada shinbir madow iyo Faraanti
Riyada:
Asc wllo waxan kamid ahay asxaabta ku xiran website si joogta ah.
Waxan arkay riyo aan fahmi wayay waxayna tahay Inan ku riiyoday Shimbir Madow oo Ku dhexjira farantii waxana doonayay inan farantiga kala baxo balse waan kala bixi wayay waxana shimbirta madow xariga ku xiratay naag oo dhahaysa yaa kala biixii kara.
Marka wllo Shmbirta madow uu farantii ku jiira maxay noqon karta

Riyada shinbir madow iyo Faraanti
Fasirka:
Riyadan waxay wadataa astaamaha soo socda:
1- Shinbir madow
2- Faraanti
3- Iyo haweeney
Riyadan waxay tilmaamaysaa in dhibaatooyin ay kula soo gudboonaanayaan guur dartii waxaana guurkaas lug lahaanaysa naag iyo dhibaatooyinka kula soo gudoonaanayaan waxaan ku jira meesha waxyaalo sixir la xiriira.
Riyada farantiga halkan ka daawo
Riyada anoo gabar faraanti farta u galinaya
This dream carries the following features:
1- Black bird
2- Faraanti
3- And a woman
This dream indicates that problems come with you because of marriage and that marriage involves a woman and the problems that come with you are in the place of magical things.