Site icon Daruur درور

Riyada shiirka maxaa lagu fasiraa

Su’aasha:

Walaalayaal ii fasirada riyada shiirka siiba shiirka kilkisha kasoo baxo mahadsanidiin.

Riyada shiirka maxaa lagu fasiraa

Jawaabta:

Guud ahaan urka ama waxyaalaha qurmuun waxaa lagu fasiraa inay yihiin wax xun dambi iwm.
sidoo kale waxaa lagu fasiraa riyada shiirka cay iyo aflagaaddo iyo hadlo xun xun.

qof shiirka laga urinayo la imaanayo ayaana ku kacaya falkaas.
shiirka kilkilaha haddii lagu riyoodo waxaa lagu fasiraa hanti xaaran ah ama hantida qofka inuu galiyo meel aan ku habboonayn oo keeni karta khasaare ama dhibaato weyn.

Exit mobile version