Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan
Riyada sheekh cabdirashid cali suufi aad isa salaamaysaan
Riyada:
Asc walal waxaan kuriyooday sh cabdirashid cali suufi oo guriga jooga oo kufadhiya kursi, anigana aan meel agtiisa ah joogo oo aan cadaysanayo, kadib baan soo kacay oo aan shekha u,imid markaas ayuu isalaamay oo aan hab isasiinay isagoo dhoola cadaynaya kadib waxaa uyimid aabay oo salaamay markaas waxaa hoos fadhiya kursiga uu sheekhu kufadhiyo ilmo yar oo walaashay aydhashay walal arinta cajiibka igu noqotay waxa weeye sheekhaas dhawr mar ayaan kuriyooday, markasta oo aan kuriyoodo waxaa lajooga caruur ay walaashay dhashay,

Fasirka:
Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof quraanka ku dadaalayo.
Waa riyo tilmaamayso khayr badan iyo wanaag.
Ilaahay kahyrka haku waafajiyo.
Fasirka riyada akhriska quraanka
The dream indicates that you will be a person who strives for the Quran.
It is a dream that indicates great goodness and good deeds.
May God grant you success.