Riyada salaada casar iyo misaajidka
Su’aasha:
Asc Allah mahadleh
Waadku mahadsan tihiin sida aqoonta badan eed noogu adeegtaan waa idiin sharaf Allah macak
Waxaan ku riyooday anoo jooga masjid aad u wayn oo laga buuxo salaadii casar ka hor ayaan I mid waan ku sunaystay waxan an ku tukaday salaadii casar saful awalka Ama safka koowaad
Runtii maasha waa naxariis ilaahay
Allah mahadleh.
