Riyada anoo boosteejo joogo oo salaadda casir iga tagayso

Riyada anoo boosteejo joogo oo salaadda casir iga tagayso

Su’aasha: Walaal xalay ayaan riyooday Riyada : waxaan joogay meel boosteejo ah oo baabuurta laga raaco waxaan usocday magaalo kale wakhtiguna wuxu ku dhawaa salaaddii maqrib. Anigoo dhexjooga basaskii oo aan wali midna fuulin ayaa waxaan soo xasuustay in salaaddii casar aanan tukanin oo waliba cudur daar la,aan ay igu dhaaftay! Kadib murugo ayaan dareemay […]

Riyada salaada casar iyo misaajidka

Riyada salaada casar iyo misaajidka

Su’aasha: Asc Allah mahadleh Waadku mahadsan tihiin sida aqoonta badan eed noogu adeegtaan waa idiin sharaf Allah macak Waxaan ku riyooday anoo jooga masjid aad u wayn oo laga buuxo salaadii casar ka hor ayaan I mid waan ku sunaystay waxan an ku tukaday salaadii casar saful awalka Ama safka koowaad Runtii maasha waa naxariis […]