Riyada safarka oo igu soo noqnoqota xay tahay wll anoo gaadhi wayn saran gura diisa oo safar ah ku riyoodaa oo meesha aan fadhiyo in aan ka dhaco kabaqaya lkn kama dhaco wayna igu soo labataa bil ama 2 biloodba mar.
Jawaabta:
Riyada safarka waxay tilmaamaysaa isbadal kula soo gudboonaanaya xaga noloshaada, xalaadda aad ku jirto ayaad ka baxaysaa xaalad kale ayaad galaysaa, riyada waxaa kaloo ku jira inaad dhibaatada ka badbaadayso.