Site icon Daruur درور

Riyada safarka Maraykanka maxay noqon kartaa

Su’aasha:

Asc wllo.

Asc wllo waxan ku weydiin laha xalay waxan ku riiyoday anoo Tahriib ku tagay Wadanka Maraykanka waxana ila socday wiil aan saxiibo nahay wax diyaarad ma raacin ee waxan ku tagay lug ama socod.

Riyada safarka Maraykanka maxay noqon kartaa
Riyada safarka Maraykanka maxay noqon kartaa

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaan doono mustaqbalka, laakin waxaa ka horreeyay dhib iyo rafaad aad mari doonto, markaas waxaad heli doontaa iskufilnaan buuxda iyo mustaqbal wanaagsan, safarka dheer inta badan sidaas ayaa lagu fasiraa marka riyo lagu arko, maraykanka waa meel aad u fog wuxuu ku yaallaa geeska adduunka marka safarkaas ma yara.

Exit mobile version