Riyada safarka iyo nin guur gabar usoo bandhigayo

Riyada safarka iyo nin guur gabar usoo bandhigayo

Riyada:

Waxaan ku riyooday sheikh anoo siyar oo fudud ku dhoofay oo marakan tagay oon habar wadaagtay I leedahy orod kaamamka tag barafna wuu dayay kadibna waa ka imi yadii o nin somali ahaaba wadad isku aragnay oon aanan garanyn wan is baranay kadib waxuu igu salaamay aan ku guursado

Riyada safarka iyo nin guur gabar usoo bandhigayo
Riyada safarka iyo nin guur gabar usoo bandhigayo

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal weyn xagga noloshaada mustaqbalka.

Waxaa laga yaabaa inaad wadan kale aaddo ama aad nolol kale gasho.

Waxayna u badan tahay nin inuu sabab u noqon doono arrintaas.

Guud ahaan riyada safarka waa isbadal xagga nolosha.

 

Halkan ka daawo riyada safarka wadan kale la aadayo

 

Dreaming points to a big change in your future life.

You may have to go to another country or get into another life.

And it’s likely a guy will be the reason for that.

Overall the dream of travel is a change in life.

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More