Riyada safarka halka nuuc ah
Su’aasha:
asc dhamaan walaalaha daruur salan kadib
waxa mararka qaar igu so lalabata riyo ah anigo wadan kale usafrayo waliba halwado ayan maraa wadadaasna waan bartay sidaa umaraaye waxana uso safraa wadanka hada joogo halqaab ayaana ugu riyoda lkn dhibka jiro xiliga riyada aan kudhex jiro waxaa arka anigo ganacsi kusameynayo lkn aan marwalba kuqasaarayo ama ganacsigaas aan wax macmiil ii imaanayn qofna ima so iib donananayo maxay fasiraysaa.
![Riyada safarka halka nuuc ah](https://daruur.com//wp-content/uploads/Riyada-safarka-halka-nuuc-ah.jpg)