Riyada safarka gabar aan la galayo Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On May 22, 2021 706 0 Su’aasha: Asc waad mahadsantihiin Allah macak Waxaan ku riyooday aniga safar ugu baxaya wadan kale oon jar nahay Oo safar dhinaca dhulka ah waxaan fuulay oon raacay mini bus ama basyar Kabacdi waxaan ku arkay oo baska saarnayd gabadh aan garanayo oon qaraamo nahay mudo dheerna ninkeeda cadho kukala maqanyihiin oo khilaaf dhexyaalo Waxay igu tidhi bal eeg halkasi qoorta dabadeed waan eegay waxaanan igu tidhi waxaan sidaasi ugu darxumooday waa ninkayga waanan rabaa ninkayga Adna waxba waadka qaban wayday oo way ii cabanaysay Waana gabadh dheer oo aad uqurux badan Waana arin runtii jirta dhab ahaan Gabadhaasi markii Danbe anoo buskii kaliday saaran oo ku jiifa kursiga ayay isoo gashay Bacdi waxay igaga fadhiistay caloosha waxaanay iga codsanaysay galmo ana waxaanku idhi safar ayaynu nahaye caawa markaan magalada gaadhno ha inoo ahaato Wsc Allah mahadle Allah mahadle. Riyada safarka gabar aan la galayo Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal noloshaada lasoo gudboonaanaya waxaa kaloo ay tilmaamaysaa gabadha aad ku riyootay iyada iyo ninkeeda inuu dhib ka taagan yahay, waliba dhib la xiriira xagga jacaylka iyo raaxada, sidoo kale inay baahi u qabto ninkeeda, waxaa kaloo ay wadataa digniin oo lagaaga digayo fidnada haweenka. Riyada GabdhahaRiyada GalmadaRiyada Safarka 0 706 Share