Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska

Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska

Su’aalaha:

ASC WALLAAL GABAR OO EEDADEY AABAHEY QABO AYAA WEE IDHAHDAY WAXAAN KU RIYOODAY ANIGA IYO ADIGA OO TAHRIIBEEYNO WEXEE DHAHDAY WAXAA TAGNAY BARIS CASIMADA FRANCE WALLAAL II FASIR RIYADAAS.

Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska
Riyada safarka Baaris Caasimadda Faransiiska

Jawaabta:

Riyada waa riyo tilmaamayso isbadal aad heli doonto, noloshaada ayaa si badalayso meel fiican aad u wareegaysaa, mustaqbal fiican ayaad helaysaa safarka waa isbaddal, wuxuu kaloo noqon karaa guur, inaad guursato, si kaste riyada waa riyo fiican.

Laakin tahriibka wuxuu tilmaamaa inaad xoogaa ku dhibtoonayso gaaridda mustaqbalka, laakin marka ugu dambayso mustaqbal wanaagsan ayaad heli doontoo oo raaxo leh.

Halkan ka daawo riyada safarka

 

Dreaming is a dream that describes the change you will get, your life is changing to a better place you are going around, you get a better future the journey is changing, it can also be marriage, to marry, however dream is a good dream.

But the journey indicates that you are a little struggling to reach the future, but in the end you will have a better future and be comfortable.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More