Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran

Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran

Riyada:

Asc waxan ku riyooday ano safar dagdag ah u baxay o india ah waxan saarna bus dadbadan ba saarna waxa kamid ah wiil yar

o aan ilaalinayay halmar arkay wiilki o Kursigii fadhinin o kadhacay buski aniga o aad u Murugsan dhawaaqayana buskii iska tuuray si aan u raadsho wiilki yara isoo fasir fadlan

Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran
Riyada safarka aan aadayo dalka India anoo bas saaran

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa isbadal xagga noloshaada  waxaad ka walwali doontaa arrin aad mas’uul ka tahay.

Waxayna kuu keenaysaa in lagu eedo oo hadal kuul aad kala kulnato dad kuu dhow.

Waxaa lagaa doonayaa inaad iska ilaaliso wixii dhib uu keeni kara.

 

Riyada safarka halkan ka daawo

 

The dream indicates a change in your life. You will be worried about something that you are responsible for.

It will cause you to be accused and have arguments with people close to you.

You are required to avoid anything that could cause you harm.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More