Site icon Daruur درور

Riyada sabiib lacagta dahabka lagu gadanayo

Su’aasha:

Asc wll gabar ayaaa ku riyootay iyadoo dhagax dahaba waxaa lagu gaday lacag lacagtii waxaa paguso gatay sabiib maxaa lagu fasiri karaa.

Riyada sabiib lacagta dahabka lagu gadanayo
Riyada sabiib lacagta dahabka lagu gadanayo

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa barwaaqo iyo khayr inay heli doonto gabdhaas, sabiibka waa arsaaq aan lasoo koobi karin waa nolol barwaaqo leh. Waxaa kaloo riyada ay noqon kartaa lacag si fudud lagu helayo oo shaqo ama deeq kale xagga Alle ka timid ay heli doonto.

Guud ahaan riyada waa riyo wanaagsan oo macne fiican xambaarsan.

Exit mobile version