Site icon Daruur درور

Riyada quraanjo yar oo madow lug dhaawac ah saaran

Riyada quraanjo yar oo madow lug dhaawac ah saaran

Riyada:

Asc gudoomiye- waxan Ku riyoday qof lug dhaawac ka  ah ee fadhiya ama nabar Ku yaalo lugta hilibka waxa ka hoseyo oo meel yar oo god ah leh dhawac nabarkaso bogsanaayay ama QalalaN oo ay quranjo yar oo Madoow ay donayso inay qaniinto Quranjadas ma rabin inan gacanta Ku qabto inay dhimatan ka baqaayay ee wAn afuufayay marka gees ayay u biday lakin wali qayb ka mid ah nabarka kama bixin ma dhicin dhulka midaas ayan Ku riyooday.

Riyada quraanjo yar oo madow lug dhaawac ah saaran
Riyada quraanjo yar oo madow lug dhaawac ah saaran

Fasirka:

Gudoomiye lugtaas dhaawaca ah waxay tilmaamaysaa dhibaato iyo mashaakil xagga lacagta inay kusoo wajahayaan sidoo kale quraanshada madow oo dhaawaca saaran waa arrimo murugo iyo walwal kugu haya, waxayna la xiriiraan arrimaha ganacsiga aad ku jirto, laakin si fudud ayaad uga bixi doontaa inshaa Allaah dhibkaas ama walwalkaas waxaana laga fahmayaa afuufitaanka aad afuuftay quraanshada, guud ahaan riyada waxay kaaga digaysaa arrimo oo la xiriira khasaaro ama dhibaato la xiriirta xagga lacagta ama shaqada.

Riyada nin ganacsi raadinayo

That injured leg indicates a problem and a problem in terms of money that you are facing as well as the black Quran on the wound are sad and worrying issues for you, and they are related to the business issues you are in, but you will easily get out of that problem or worry and it is understood from the blow you blew the Koran, generally the dream warns you about issues related to losses or problems related to money or work.

 

Halkan ka daawo riyada quraanshada oo faahfaahsan

Exit mobile version