Site icon Daruur درور

Riyada qorato anoo dilay kadib kuwo kale ii ymid

Su’aasha:

Wallo riyadaan ii fasir qorato ama goodaado hadba sidaa utaqaan ayaa igu soo carartay bacdeen waan dilay markaan sidaa udilay ay dhimatay ayay gaacantii ixanuuuntay sidii wax isku soo kogay oo kale gurigiina waxayimi goodaadooyin badan oo u oynaaya tii dhimatay.

Riyada qorato anoo dilay kadib kuwo kale ii ymid
Riyada qorato anoo dilay kadib kuwo kale ii ymid

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa dad cadow ah inaad ka adkaan doontid markaas kuwo kale inay arintaas ka xanaaqi doonaan, guud ahaan riyada waa digniin lagaaga digayo dadka cadowga ah, marka iska jir.

Exit mobile version