Site icon Daruur درور

Riyada qofka oo lugta ka go’day

Su’aasha:

Asc Xalay waxaan ku riyoodey anoo lugta iiga go’day oo lug la’aan ahay oo haddana iska socdo
Mana aqaaani goortii ay iiga go’day.

Riyada qofka oo lugta ka go'day
Riyada qofka oo lugta ka go’day

Jawaabta:

Riyadan waxay tilmaamaysaa khasaaro inay kula soo gudboonaanayso, khasaaradan waxay noqon kartaa xagga hantida ama wax kale aad waayn doonto, haddaad gaari leedahay gaarigaaga inuu hallaabi doono, riyadan sharteeda Alle hakaa badbaadiyo.

 

Xaaskayga ayaa ku riyootay anagoo is aragnay anoo lugala’aan ah

Exit mobile version