Riyada qofka oo lagu oranayo ha gadin guriga

Su’aasha:

Waxaan arkay nin aan aqaano i dhahaayo ha gadin guriga meel fican ku ayuu yaalaa, maxaa lagu fasiraa?

Riyada qofka oo lagu oranayo ha gadin guriga
Riyada qofka oo lagu oranayo ha gadin guriga

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa haddaad xaas leedahay inay xaaskaaga aad u fiican tahay waxaa kugu haboon inaad ku dadaasho oo aadan iska deynin, guriga wuxuu astaan u noqon karaa xaaska siiba qofka riyada arkay marka uu yahay nin xaas leh.

Haddii aad tahay qof doob ah riyada waxay tilmaamaysaa in wax fiican aad gacanta ku hayso ama shaqo fiican ama meel fiican aad joogto marka ha iska dayicin.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More