Site icon Daruur درور

Riyada qofka oo duulaya mar diyaarad wax u eg marna gacmaha

Su’aasha:

Waxaan ku riyoodey aniga oo wax diyaarad u eg saaran oo meel duurduur ah dul sabeynaya marne anoo gacmaheyga ku duulaya iifasira walaal.

Riyada qofka oo duulaya mar diyaarad wax u eg marna gacmaha.
Riyada qofka oo duulaya mar diyaarad wax u eg marna gacmaha.

Jawaabta:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad kor noqon doonto oo meel sare aad gaari doonto riyada duulimaadka waxay tilmaamaysaa awood iyo magac.

Exit mobile version