Riyada qofka oo awooda ka tagayso

Riyada qofka oo awooda ka tagayso

Riyada:

Sheikh waxaan ahay gabar waxaa ku riyoodey anigoo awoodi dhan leyga qaate qof aan ujeedin i hagaayo

Riyada qofka oo awooda ka tagayso
Riyada qofka oo awooda ka tagayso

Fasirka:

Riyada waxay tilmaamaysaa inaad noqon doonto qof aan dantiisa garanaynin

Waxaa laga yaabaa dad aad u malaynayso inay daacad kuu yihiin inay waqtiga kaa dhumin doonaan

Waxaa lagaa rabaa inaad iska ilaaliso dadka noocaas ah

 

Riyada culeyska qofka soo fuulayo

 

The dream indicates that you will be a person who does not know his interests

Maybe people you think are loyal to you will waste your time

You are required to be careful of such people

 

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More