Riyada qofka asoo fasalada iskuulka galaya Riyooyinka - Dreams By Abasame On Jul 25, 2021 617 0 Su’aasha: scw qofkii ku riyoodo asoo galaya fasalka dugsiga oo fasalka kaste dhex tagaya riyadaas maxaa lagu fasiri karaa fadlan isoo fasira Riyada qofka asoo fasalada iskuulka galaya Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa nolol guul ku dhisan, qofkii arko dugsi asoo galaya wuxuu gaaraa waxa uu ka fikirayo oo mustaqbal ah, wuxuu ku guulaysanayaa noloshiisa, shaqo fiican ayuu helayaa guur iyo hanti ayuu gacanta ku dhigayaa wuxuu dhalayaa ubad badan oo aqoon leh. Iskuulka waa wax aad u fiican oo qofka wax ka baranayo oo mustaqbalkiisa ka dhismayo, marka riyada guud ahaan waa riyo aad u wanaagsan. Riyada DugsigaRiyada Iskuulka 0 617 Share