Riyada qofka asoo cunaya cunto macaan ah

Su’aasha:

Asc wllo

Asc wllo xalay waxan ku riiyooday anoo cunaya cuno aad u macan malab camal ah marka maxay noqon karta Fasiirka Riiyada Cuntada macan qofka cunaya.

Riyada qofka asoo cunaya cunto macaan ah
Riyada qofka asoo cunaya cunto macaan ah

Jawaabta:

Riyadan waxay tolm,aamaysaa bishaaro aad u wanaagsan, inaad heli doonto mustaqblka hanti badan oo sahal kaaga dhigayso inaad cunto wax kastoo naftaadu jeclaato, guud ahaan cuntada macaan riyada marka lagu arko waxay tilmaantaa hanti badan iyo barwaaqo oo farxad ay la socoto.

You might also like
Leave A Reply

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More