Site icon Daruur درور

Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Su’aasha:

 Aniga iyo qof kale oo jidka Isla marayna ayaa mid Ku tuuray dhagax nin gaari qatay kadibna aniga iyo qofkii Ila socday waan cararnay oo waaxaa nasi bursaday ninkii gaariga qatay oo xabad soo ridaaya kadib waxaan aragnay ninkii oo qoslaaya kii nasoo bursanaayay oo waxuu ridaayo tahay baaruud waan Isla joogsanay.

Riyada qof xabbad kugu soo ridaya
Riyada qof xabbad kugu soo ridaya

Jawaabta:

Riyada waa digniin inaad iska jirto dadka qaarkii inaad la socoto ama meelo qaar inaad tagto, riyada digniinta ah inta badan waxaa lagu gartaa cabsi iyo orod ayay wadataa marka taxfarkaaga qab, laakin waxaana laga fahmayaa inaad ka badbaadayso marka aad ka fogaato meelahaas.

Exit mobile version