Riyada qof saaxiibkay dhintay oo hadana aan la hadli karin? Riyooyinka - Dreams By Su'aalaha On Jun 18, 2021 388 0 Su’aasha: Waxaan ku riyooday nin saaxiibkay ah oo mar hore dhintay hadana isagoo nool ayaa riyo laygu tusay isagu waa faraxsan yahay waa shekeynaa lkn riyada dhexdeeda waxaan awood u lahaan waayey inaan la hadlo qofkaas. Riyada qof saaxiibkay dhintay oo hadana aan la hadli karin? Jawaabta: Riyada waxay tilmaamaysaa qofkaas inuu khayr helay maadaama uu faraxsanaa waa khayr riyada inshaa Allaah xaalkiisa ayaa lagu tusinayay. Riyada Qofka DhintayRiyada Saaxiibka 0 388 Share