Asc wllo xalay waxan ku riiyooday qof aan aqoonin oo bira mindi camal oo gacanta ku xiran u jeexaya jirkayga anigana an iska ooynaya ninkas waxaa u marsana shabada Taatuuga loo yaqana. Maxay noqon karta fasiirkeeda. Mahadsanid.
Jawaabta:
Riyada waxay tilmaamayaa qof rabo inuu dhib kuu geysto oo cadow ah, qofkaas waa qof aan akhlaaq lahayn oo xumaan wata oo dhaqan xun, riyada waa digniin, ka fogow qofka aan dhaqan wanaagsan lahayn shabada lagu u saaran jirka waxay tilmaamysaa xumaanta qofkaas inuu aaminsan yahay waxyaabo aan wanaagsanayn, dhaawaca uu kuu geysanayo waa dhaawac xagga akhlaaqda marka iska jir.