Riyada qof muslin kaniisad galayo maxay tahay
Su’aasha:
waxan ku riyooday anoo galayo kaniisad oo xaflad ay ka jirto waxaan u jeedaa dad badan oo dhar cad ku labisan waxaa ku jiro nin muslin ah laakin ninka hadda ma garan karo qofka uu yahay laakin waxay dareen sanahay inu muslin yahay marka sidaas ayan kusoo toosay riyadan maxaa lagu fasiri kara.
