Site icon Daruur درور

Riyada qof madax meel ka ah aad la shaqayn jirtay

Su’aasha:

Asc walaal waxan ku riyooday xalay nin madaxa aan isla shaqeyn jirnay oo dib u kullanay isla shaqadii iyo goobtii marka maxay noqon karta riyada nin madax oo horay u wada shaqeyn jirteen oo ku riyootay asaga oo shaqadii isla wadan.

Riyada qof madax meel ka ah aad la shaqayn jirtay
Riyada qof madax meel ka ah aad la shaqayn jirtay

Jawaabta:

War muhim ayaad heli doontaa maalmaha soo socda waxaa laga yaabaa arrin shaqo inuu la xiriiro kulankaas ama ninkaas madaxa ah arrin ku saabsan ayaa kusoo gaari doonto.

Guud ahaan waxaad heli doontaa war aad ku faraxdo inshaa Allaah waa khayr.

Exit mobile version